Daawo Siyaasi Aadan wali oo Ayaa Si Adag Uga hadlay xaalada Xisbiga Kulmiye Maanta Marayo Dhaliil Ba,ana Dusha Ka Saaray Wasiirka Madxtooyada Soomalind Xirsi Cali Xaaji Xasan

Gabiley(GNN) Siyaasi Aadan maxamed Xaaji (Aadan wali ) Iyo Xildhibaan Buraale Ayaa Si Adag Uga hadlay xaalada Xisbiga Kulmiye Maanta Marayo Waxanu Siyaasi Aadan maxamed Xaaji (Aadan wali ) Carabka ku Dhuftay In Cida Qaska Iyo Qalalaasaha Ka Dex Wada xisbiga Kulmiye Uu Yahay Wasiirka wasaarada Madaxtoyada somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan Isagoo Arimo Badan ku Eedeyay Wasiir xirsi Arimo Badan Oo Xisbiga Kulmiye Dexdiisa Galiyay Khilaaf Halkan Kaga Bogo Warbixintaasi Oo Faahfaahsan

Gabiley.net Office Gabiley somaliland