Daawo Xildhibaan Kinjaadhe Oo Saaka Tagay Xarunta Kulmiye Iyo Sababihii Geeyey.

Hargeisa(GNN):-Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe Oo kamida Musharaxiinta Hirdanka Xoogani ka Dhex Jiro Ee Xisbiga Kulmiye Islamarkaana Doonaya Inay Hogaan U Noqdaan Dalkan Somaliland Ayaa Subaxii Hore Ee Saaka Lagu Arkay Gudaha Xarunta Kulmiye oo ay Kasocotu Diwaangalinta Kaadhadhka Xubnaha Golaha Dhex Mar Warbaahintu Wax Ka waydiisay Sababaha Uu u Yimid Ayaa Uu Ku Jawaabay Sidan.