DAAWO:Qayb ka midda xasuuqii ay u gaysteen Somaliland maamuladii ka talinjiray wixii la odhanjiray Somaliya.

Hargays(GNN)-waxa loo gaystay shacabka Somaliland  gumaad balaadhan taa oo loo hayo cadaymo, balse dawlada iyo dadka reer Somaliland aanay ilaa hada aad uga shaqayn arintaasi si loo gaadhsiiyo dunida.

 

XASUUQII SHACABKA SOMALILAND LOO GEYSTAY Q.2aad:

 

 

Gabiley news Netwok(GNN)