Deg Deg Akhriso Magacyada Afar Dhalinyaro Ah Oo Ay Liqday Bada Magaalada Berbera

Berbera(GNN)-Bada Magaalada Berbera ayaa liqday afar dhalinayaro ah oo ka mid ah dadka ku nool caasimada hargeysa una dalxiis tagay magaalada berbera dhalinyaradan maanta badu liqday ayaa ka mid ahaa arday wax ka barata dugsi sare oo hargeysa ku yaala waxayna ka yihiin

Axmed Haybe Cabdi oo ku noolaa Xaafada Calaamada Hargeysa

Xasan Osman Axmed Oo Ku Noolaa Xaafada Jameecada Ee Hargeysa

Siciid Osman Muxumad Oo Ku Noolaa Xaafada Caalamada

Iyo Osman Oo Ku Noolaa Xaafada Calaamada

 

Wali Kamay Hadan Maamulka Dugsigu Ardaydan Badu Liqday Waxaana La Filayaa In Magaalada Hargeysa Loo Soo Qaado.

Log1