Daawo:-Dhaco Ugub Ah “Kaadhadhkii Aqoonsiga Ahaa Muwaadiniinta Somaliland Safafka Dhaadheer u Galeen Qaadashadiisa Oo Lagu Arkay Goobo Lagu Gubay” Duleedka Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Halkan Ka Daawo Dhacdadan aadka u foosha xun ayaa argagax galisay shacabkii deegaanka degenaa, waxaana lagu arkay meel 15 km u jirta caasimada hargeisa oo kaga beegan waqooyiga magaalada goobo lagu ururiyey kumanaan kaadhadhkii dhalashada ee dhawaan xukuumadu bixisay oo lagu soo guray joonayado, islamarkaana dab la qabadsiiyey, waxaana dadka deegaanka degan oo telefishanka somaliland space channel ka waraystay sheegeen in ay garteen kaadhadhka qaar aanu dabku wada gaadhin magacyada dadkii lahaa kaadhadhkan ee lagu diwaangaliyey, islamarkaana fajac iyo amakaag ay ku noqotay, waxaaney dadkan rayidka ahi falkaas ku tilmaameen mid aad u fool-xun,
12119077_1640409346233818_8347949997096512415_n

Daawo Muuqaalkan Naxdinta Leh