Dhamaan Warbaahinta Gabiley Oo Tacsi Gaadhsiinaya Suxufi Cilmi Maxamed Jamac Oo Walalkii Geeriyoodey .

Gabiley(GNN) Dhamaan Warbaahinta Kala Duwan ee Ka Hawl Gala Gobolka Gabiley Ayaa Tacsi U Diray Suxufi Cilmi Maxamed Jamac Oo Walalkii Marxuum Siyaad Maxamed Jamac Ku Geeriyoodey Magalada Hargaysa .

C/rasaaq Axmed Hayaan (ilkacase)
Maxamed Xasan Sh Maxamed (Juba)
C/qaadir Muuse Cilmi
C/kariim Muxumed Xasan (Qaamuuska )
Mukhtar Nuux Ibraahim
Nimcaan Dheeg Ibraahim
Zakariye Raage Ibraahim
Muxuyadiin Daahir Cismaan

Dhamaan Warbaahinta Kala Duwan ee Ka Hawl Gala Gobolka Gabiley Ayaa Tacsi U Diray Suxufi Cilmi Maxamed Jamac Oo Walalkii Marxuum Siyaad Maxamed Jamac Ku Geeriyoodey Magalada Hargaysa Waxayna Illhay uga Baryayaan Inuu Su,aalaha U Dhibyareeyo Qabrigana U Waasiciyo Janatu Fardawsana Ka Waraabiyo
AAMIIN AAMIIN AAMIIN

INNA LILLAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN