Esawir Digital Waa Adeeg Cusub Oo Lagaaga Furay Hargeisa Somaliland.

Hargeisa(GNN):-ESAWIR DIGITAL Waa adeeg cusub oo ay ku daah furtay shirkada HOOBAAN , isagoo ku qaban doona hawlaha sawirada Isla-markaana waxaa uu  busharanaya inuu ku bilaabay xaraynta bakhtiyanasiibka lotteryga ee maraykanka si xirfadaysan isagoo sidoo kale ka qaadi doona sawir profesional ah oo kuu suurto galiya inaad guulaystayaasha ka mid noqoti waxa laga furay gudaha Hoobaan kasoo horjeedka somtel wixii faahfahain ah kala xidhiidh 0633667146        ama www.esawir.com