Gantaal Ruushku Ku Soo Tuuray Mucaaridka Suuriya oo ku dhacay Gudaha Dalka Iiraan + VIDEO.

Saraakiisha difaaca ee mareykanka ayaa waxay sheegayeen inay afar gantaal oo laga soo tuuray badda Caspianka oo ku wajahnaa bartilmaameedyo mucaaradka Suuriya ayaa waxa ay ku dheceen oo ay ku burbureen gudaha dalka iiraan.

Ruushku waxa uu beeniyay sheegashadaasi, wuxuuna tilmaamay in madaafiicdaasi ay ku dheceen bartilmaameedka Suuriya.

Laakiin wargeys ka soo baxa Iiraan ayy waxa u soo xigtay gudoomiyaha magaalo ku taalla galbeedka Iiraan oo sheegaya in waxyaabo duulaya oo aan la garan inay ku dheceen meel u dhow deegaanka.

 

Log1