Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), waxaa uu Illaahay uga baryeyaa umada reer Somaliland iyo guud ahaanba shucuubta kala duwan ee islaamka inay sanadkan, sanadkiisa ku gaadhaan bash bash, barwaaqo iyo nabad qab. Isaga oo sida oo kalena Illaahay uga baryey guud ahaanba inta xanuunsanaysa in uu xanuunka ka dulqaado, intii dhimatayna uu u naxariisto oo janatul Fardawsa uu ka waraabiyo.
Waxaana uu guddoomiye Ciro uu leeyahay hambalyo hambalyo Alleh sanadkan sanadkiisa nabad iyo caafimaad qab, cimri dherer & cibaado suuban, ha hanagu gaadhsiiyo .
Aamiin Aamin Aamin
Wa Kullu Caam Wa Antum Bikhayr,,,
Xoghayaha War-faafinta Xisbiga WADDANI