Halkan Ka Daawo BeesArab Oo Munaasibad U Qabtay Taageerada Muuse Biixi.

Hargeisa(GNN):-Munaaasibad Taaageero Laxaad Ay ugu Muujinayaan Xubnaha Golaha Dhexe Ee Beelaha Arab Musharaxnimada Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa,
Waxaana Munaasibada Oo Ahayd Mid Si Heer sare ah loosoo agaasimay kasoo qayb galay xubnaha golaha dhexe ee ugu jira xisbiga iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumada somaliland,
Waxaana Musaansiba oo uu soo agaasimay lataliyaha madaxweyne axmed maxamed maxmuud siilaanyo ee arimaha doorashooyinka,
waxaana ugu horayn halkaasi ka hadlay salaadiinta iyo cuqaasha beelaha arab,
sidoo kale waxaa iyagun halkaasi ka hadlay qaar kamida masuuliyinta xukuumada ugu jira beeshan

Halkan Ka Daawo.

 

Log11