Masuuliyiinta Heer Gobol iyo Xulka G.Maroodijeex Ayaa Cadaalad Darro Ku Tilmaamey Go’aamona Kasoo Saaray.

Hargeisa(GNN):-Masuuliyinka Dhinaca Kubada Cagta oo gobolka m/jeex ayaa maanta shirjaaid oo ay ku qabteen gudaha caasimada hargeisa kaga waramay cadaalad darro ku dhacday iyo duruuf aan wanaagsaneyeyn oo ay kala so kulmeen Sida Ay Sheegeen Tartankii Ciyaaraha Gobolada Ee ka Qabsoomay Gobolka Awda

l.12074559_884413158315395_3001527216262552085_n

12096387_884413001648744_7820192894220777138_n

12096424_884412711648773_3995162889656855113_n

12106949_884412764982101_6344754244164736965_n

12108294_884413324982045_1005064771708003456_n

12112426_884413178315393_6641910284998104490_n

12116016_884413244982053_6142358664346002029_n

12118701_884413258315385_6378280809008114639_n

Isuduwaha Ciyaaraha Gobolka M/jeex Oo Ay weheliyaan Xildhibaan Ismaaciil Cagayare Oo Inta Badan ka Qaybqaata Dhiirigalinta Dhalinyarada Iyo Dhinaca Arimaha Amniga ee Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ayaa Si Faahfaahsan Uga Hadlay, Sidoo kale Qaar Kamida Ciyaartoyga Gobolka Maroodijeex Ayaa Iyaguna Ka Hadlay Waxii Ku Dhacay.

Waxyar Kadib Daawo Faahfaahinta Warkaasi Oo Daawasho Ah.