Suxufiyiintii Ku Xidhnaa Magaalada Berbera Oo Maxkamadu Xoriyadoodii Dib Ugu Soocelisay

Maxkamada Gobolka saaxil ayaa xoriyadoodii usoo Celisay Labada wariye ee kala ah Axmed Saciid Maxamed iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cige iyo waliba Abwaan Maxames xasan cajaa’ib oo Labadii maalmood e danbeeyay Ku xidhnaa saldhiga dhexe e Berber.
Maxkamada ayaana saaka Diiday Codsi Bilayska iyo Xeer Ilaalinta Gobolka saaxil dalbadeen o ahaa in Afar casho o danbe Loo xalaaleeyo sidii ay Kiis ugu samayn lahaayeen Labadan wariye iyo Abwaanka.

Sii dayntan kabacdi Ururka suxifgiinta somaliland e SECJA ayaa u mahad naqao bahda garsoorka somaliland, oo Sharciyan waafajiyaya sii daynta wariyayaasha Xeerka saxaafada Somaliland.

waxa kale oo Ururtka Suxufiyiinta Soamliland e SECJA u mahadnaqay warbaahinta kala duwan ee Somaliland o Siwayn uga qayb qaatay Sidii xoriyadooda ay wariyayyaashu u Heli lahaaayeen
GABILEY.NET
GABILEY OFFICE