TAAGEERO:Murashaxiinta Xasan Cawaale iyo C/Casiisa Samaale.

Waxaan halkan ka hambalyaynaynaa xildhibaan xasan cawaale caynaan iyo C/Casiisa Samaale oo labaduba isku soo sharaxay inay ka mid noqdaan murashaxiinta madaxtinimada uga qayb gali doona xisbiga kulmiye haddii la doorto. waxaan u cadaynaynaa inaanu garab taaganahay,sidoo kale waxan ugu baaqaynaa bulsha waynta Gobalka gabiley iyo guudahaanba umada somaliland inay taageeraan labadan murshax.
Qaybo Ka Mida Shir gudoonka jaaliyada G.Gabiley ee Europe iyo UK