Ugaaska Beelaha Arab oo Soo Dhaweeyay Hanka Madaxwaynenimo ee Xildhibaanka Kijaandhe

Hargeysa (GNN) Ugaaska guud ee beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi) ayaa sheegay inuu aad u soo dhawaynayo hanka musharaxnimo ee xildhibaan kijaandhe

ugaaska oo la soo xidhiidhay Xafiiska Gabileynew ee Hargeysa ayaa sheegay inuu Taageersanyahay Musharaxnimadda madaxwayne ee xildhibaan kijaandhe isagoo madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay inuu dhex u Noqdo Musharaxiinta Ku loolamaysa xisbiga Kulmiye.ugaaska(4)

 

 

Sidoo kale ugaask ayaa sheegay in beelaha abaalka siyaasadeed ay beeshu ka tirsanayso looga fadhiyo inay iska soo celiyaan dayntii lagu lahaa maantana la joogo wakhtigii ugu munaasib sanaa ee dayntaas ay soo celin lahaayeen

si kastaba ha ahaatee taageeradda ugaaska ayaa ku soo beegmaysa xilli loolanka xisbiga kulmiye marayo meel xasaasi ah walaw xildhibaan kijaandhe maalmihii U Dambeeyay uu hargeysa ka waday shirar doceedyo siyaasadeed kuwaas oo uu ku xoojinayo damaciisa siyaasadeed

 

GABILEY.NET

GABILEY OFFICE