War-Deg-Dega:- Madaxweyne Siilaanyo Oo Caawa Lug Ku Maray Suuqyada Magaalada Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Madaxweyne Axmed Maxamed maxamuud Siilaanyo Ayaa caawa lagu arkayey suuqyada magaalada hargeisa
Waxaa Ilaa Baabuur Gaara Oo Madaxweynaha Aaney Dad Sidaasi u Badani Ku Wehelinayey uu Ku Gaadhay Hotel maansoor oo uu kasoo Casheeyey. Waxaa uu soo Maray suuqyada kala duwan ee caasimada hargeisa, iyadoo sababta ciidamada loo tubay wadooyinka caasimadana ay sabab u ahayd soo bixitaanka madaxweynaha,
hqdefault
Waxaa wararku intaasi ku dareen in soo bixitaanka madaxweyne sabab uga dhigeen dad ka ag dhowdhowi in uu dhaqdhaqaaqa magaalada u kuurgalayey,