WAR DEG DEGA : Musuuliyiinta Ugu Cuslaa Uguna TIrada Badnaa Xukuumada Siilaanyo oo Goor dhawayd Ku Dhawaaqay Inay iska Casileen Xilkii Ay u Hayeen Dalka

Hargeisa (Gabiley ) Masuulintii Ugu miisaanka Cuslaa dawlada uu gadhwadeynka ka yahay Madaxweyne silaanyo ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay inay iska casileen xilkii ay u hayeen dawlada kuwaas oo iskugu jira wasiiro iyo wasiiro ku xigeen kuwasoo kala ah .

  1. Wasiirkii Wasaarada Arimaha Dibada JSl
  2. Wasiirkii Wasaarada Madaxtooyada JSl\
  3. Wasiirkii Wasaarada Cadalaada JSL
  4. Wasiirkii Wasaarada Xanaanada Xoolaha
  5. Wasiirkii Wasaarada Hawlaha Guud
  6. Wasiirkii Wasaarada Warfaafinta
  7. Wasiirku xigeenkii Wasaarada Ganacsiga
  8. Wasiirku xigeenkii Wasaarada Dib u dejinta
  9. Wasiirku xigeenkii Wasaarada Arimaha Bulshada
  10. Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Deegaanka
  11. Wasiir ku xigeenkii Wasaraada Hawla Guud
  12. Afhayeenkii Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland

 

Arinta oo dabadaba ku haysa kadib markii uu madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo soo jeediyay In la taageero Musharaxnimada Muuse Biixi Cabdi.

 

Sidoo kale wasiirka madaxtooyadda ayaa qoraal uu soo saaray ku yidhi “Xilka ayey xeerkiisa tahay in aad si xilkasnimo leh u gudato waajibaadkiisa una hagar baxdo u adeegida danaha qaranka. – Isagoo Bartiisa internetka soo dhigay Qoraan u kusheegayo inuu is casilay

yesss

 

Wixii war kasoo kordha sha kuhay Shabakada Gabiley.NET