Xidhiidhka Ciyaaraha Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Kooxaha Usoo Gudbay Kaalinta Labaad Ciyaaraha Gobolada.

Burco(GNN):-Halkan Ka Daawo Faahfaahinta Warkan Xidhiidhka Kubada Cagta Ayaa Maanta Si Rasmiya Usoo Afmeeray Ciyaarahii Ka Socoday Gobolka Togdheer Waxay Sidoo Kale Shaaciyeen Kooxaha Heerka Labaad Usoo Gudbay Ciyaaraha Kubada Cagta Kuna Ciyaari-doona Caasimada Somaliland Hargeisa, Iyagoo Amuurahaasi Ka Hadlayana Waxay Yidhaahdeen Sidan Daawo.

Burco Somaliland

Gabiley News Network