Daawo Badhasaab Kuxigenka Iyo Gudomiyihii Hore Ee Togwajaale Oo Hanbalyo U Diray Muuse Biixi C/raxmaan saylici.

Gabiley(GNN) Badhasaab Kuxigenka Iyo Gudomiyihii Hore Ee Togwajaale Oo Hanbalyo U Diray labada Musharax waa Musharaha Madaxwayne Muuse Biixi cabdi Iyo Madaxwayne Kuxigeen C/raxmaan saylici Oo Maanta Kasoo Dhexbaxay Shirwaynihii Shanaad ee Xisbiga Kulmiye Uu Ku Doortay Musharixiinta Uga Qaybgalaysa 2017 Dorashooyinka madaxtoyada somaliland Halkan Ka Daawo Warbixintasi Oo Faahfaahsan


Gabiley.Net Office Gabiley somaliland