Daawo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ka Hadlay Munaasibaddii Sagootinta Wasiirkii hore Ee Caddaaladda

Hargeysa(OWN) Guddoomiyaha Maxakamadda Sare Somaliland Prof-Aadan Xaaji Cali ayaa Ka Hadlay Munaasibaddii Sagootinta Wasiirkii hore Ee Caddaaladda Oo Uu Ku Ammaanay Waxqabad Lataaban karo Sidoo kalena wuxu soo dhoweeyey Wasiirka cusub ee Madaxweyne zSiilaanyo U Magcaabay Wasaaadda Caddaaladda

 

Log1