Daawo: Prof Geedoole-Dadku waxay ku xidhan-yihiin reer kuma xidhana dimuquraadiyad.

Hargeisa(GNN):- Musharax Geedoole Oo u taagnaa isna musharax madaxweyne ku xigeen ee garabka musharaxiinta is bahaystay ayaa walaac xoogan ka muujiyey doorashadii shalay ku dhacday hotel maansoor waxaana uu dhaliilay prof geedoole nidaamkii doorashadu u dhacday.daawo.

Hargeisa Somaliland