DAAWO:Beeralayda ah Ee Dooxa Huluuq Oo Cabasho Ka Muujiyay Shirkadaha Dhismayaasha.

Gabiley(GNN) Qaar kamid ah Dadwaynaha Deegaanka Beeralayda ah Ee Dooxa Huluuq Oo Cabasho Ka Muujiyay Shirkadaha Dhismayaasha Oo Nabad Guur Ba Aan Ku Haya Camuuda Dooxasi iyo Beeraha Ku Agdhawba Waxayna Sida Fiinta Uga Qayliyen Xaalada Nabaad Guur Ee Kusoo Fole Hadan Imika waxloga Qaban Shirkadahasi Camuuda Ka Gura Dooxasi Huluuq Waxayna Fariin U Dirin Xukuumada Uu Gadhwadenka Ka Yahay Axmed Siilanyo Halkan Kaga Bogo warbixintasi Oo Faahfaahssan

Gabiley.Net
Office Gabiley