DAAWO:Madaxweyne Siilaanyo oo Salaada Jimcaha la Tukaday Shacabka Berbera + SAWIRO.

Madaxweynaha oo salaada ku tukaday Masjidu Huda oo hore loo odhan jiray Xuseen Sanca, oo uu khudbadii Salaada Jimcaha akhriyey sheekh Saleebaan Siciid Aw Cali kuna soo qaatay arrimo doora oo la xidhiidha amaanka markii laga soo baxay salaadiina shacbi weynaha reer berbera ayaa isugu soo baxay barxada masjidka iyagoo madaxweynaha sacab iyo duco isugu daray si weyna u soo dhaweeyey.Madaxweynuhuna waxa uu kormeer ku soo maray qaar ka mida wadooyinka magaalada isaga oo ku soo noqday guriga martida oo uu ka degan yahay magaalada

 

 

Salaada befaga