Daawo:-Wasiirka Warfaafinta C.laahi Cukuse oo Ka Hadlay Dimuquraadiyada Xisiga Kulmiye

Hargaysa (GNN)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Shir Saxaafadeed ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay Hannaanka Dimuquraadiyadeed ee Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee Lagu soo Gabo gabeeyay Caasimada Hargaysa.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Office
Axmed Almis