Daawo Wasiirkii Hore Ee Caddaaladda Oo Shaaca Ka Qaaday Sababaha Kallifey Iscasilaaddiisii Sheegayna Inuu Maanta Wareejinayo Xil Aanu Horeba U Hayn

Hargeysa(GNN) Wasiirkii Hore Ee Caddaaladda Xuseen Axmed Caydiid Ayaa Isagoo ka hadlayey Munaasibaddii Uu Xilkaas ku wareejinayey Wasiirka cusub ee Madaxweyne Siilaanyo U Magcaabay Wuxu Shaaca Ka Qaaday Sababaha Kallifey Iscasilaaddiisii Sheegayna Inuu Wareejinayo Xil Aanu Horeba U Hayn Maaddaama loo diidey inuu Xafiiskiisa soo galo

Gabiley.net