DAAWO:Heestii Layaabka Laheyd ee ” Amababax….” Iyo Codkii Amina Cabdilahi Xirsi.

Hoos Ka Daawo Heestii: sida egin barwaaqo ah ama kayn ugbaadloy weli degin ugaadhuna, anigo aan ku arkayn amba saw iftiinki kolay adiga ina tahay kama garan ilayskii, ma ogtahay jacalkuna sidad umalka beerkiyo uurka iiga reentaan ana kuugu ololaa. Yaa Salaam

 

Log1