DAAWO:Maayirka Hargeisa oo Maanta Casho Sharaf u Sameeyay Madaxdhaqameedka Reer Somaliland Iyo Ismaamulka Somalida ee Ethiopia.

Halkan Ka Daawo Maayirka Caasimada ee Hargeisa oo Maanta Casho Sharaf Balaadhan uu Sameeyay Madaxdhaqameedka Reer Somaliland Iyo Madaxdhaqameedka Ismaamulka Somalida ee Ethiopia oo Beryahan Booqasho Ku Joogay Somaliland

 

Log1