DAAWO:Musharax Jamaal Oo La Kulmey Ardayda Jaamacadaha iyo Jawaabaha Su’aalihii La Waydiiyey.

Hargeysa(GNN) – Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xusseen, ayaa hortagay oo ay su’aalo waydiiyeen ardayda jaamacadaha, arintan oo naadir ku ah guud ahaan geeska Afrika.

 

 

Log1