Halkan Ka Daawo Wasiirka Gaashaandhiga Oo Dhaar Ku Maray Inay Si Cadaalad Ah U Sameeyeen Baadhitaanta Hawsha Shirka Kulmiye

Hargeisa(GNN):-Halkan Ka Daawo Wasiirka iyo xubno kale oo madaxweynuhu u xilsaaray hawshan oo dhaar ku maray in si dhexdhexaadnimo ah ay u galeen hawsha xalinta khilaafka qabashada shirka golaha dhexe xisbiga kulmiye.

Gabiley News Desk
Axmed Almis