Haween Waynaha Gobolka Saaxil Oo Xukuumadda Madaxwayne Siilanyo Ku Tilmaamay Xukuumadii Ugu Wax Qabadka Badnayd Ee Soo Marta Somaliland

Berbera(GNN) Qaar ka mid haween waynaha gobolka saaxil ayaa Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo uga mahadceliyay go’aankii uu kaga tanaasulay murrashaxnimada Xisbiga Kulmiye, waxa ay sidoo kale tageeren waxqabaadka iyo hormarka ay xukuumadani gaadhsiy inti ay talaada dalka haysay.