Madaxweyne siilaanylo iyo masuuliyiin kale oo dhakhtarka ku booqday siyaasi maxamed cabdi iskeerse iyo dad kale oo xaalad caafimaad u yaala+Sawiro.

Hargeisa(GNN):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo. Ayaa maanta Cisbitaalka Hargeysa ku booqday Oday Maxamed Cabdi Iskeerse. Oo xaalad caafimaad dhakhtarka loo dhigay. Sidoo kale Madaxweynaha waxa uu soo booqday qaar ka mida bukaan-jiifka Cisbitaalka yaala. Madaxweynaha ayaa waxa wehelinayey Marwada Koowaad Aamina Maxamed Jirde. Madaxweyne ku xigeen ka Qaranka Cabditaxman Saylici. Wasiirka Madaxtooyadda JSL Maxamuud Xaashi Cabdi. Gudoomiye ha KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyii kale.
Waxaana Ay Ilahay uga baryeen in mujaahidkan iyo bulshada inteeda kale ee xaalad caafimaad u taala dhakhtar in ilahay caafimaad sareecana siiyo,
waxaana maalintii shalay siyaasi iskeerse lagu arkayey isagoo xanuunsayan haddana mabda xisbigaasi kulmiye ee uu ka tirsan yahay daraadeed ka maqnaan kari waayey.11254290_1059090357444840_1459840203774092119_n

12196207_1059090400778169_4946496925605698984_n

12115457_1059090674111475_1608684551878485927_n

12193618_1059090700778139_3738319158123201833_n

12196207_1059090400778169_4946496925605698984_n

12227108_1059090550778154_7230378652220719196_n

12227231_1059090620778147_1742523107899925106_n

12239518_1059090514111491_4461322741904302500_n

12241584_1059090737444802_6055108227604643969_n

12241661_1059090590778150_5526868808684847082_n

12243034_1059090420778167_9158428024711654816_n

12243465_1059090567444819_7748558861543698444_n

 

 

 

Hargiesa Somaliland

Axmed Almis