Mayarka Gabiley Oo Tacsi u diray Eheladii,Qarabadii Iyo Shacabka Somaliland Kana Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Ganacsade Ibraahim Dheere.

Hargeysa(GNN)Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin cumar Cabdi ayaa isagoo ku hadlaya afkiisa iyo Afka golaha Deegaanka Gabiley Ayaa tacsi Tiiraanyo leh u diray Dhamaan qoyska, Ehelada,Qarabada Iyo Shacabka Reer Somaliland Kana Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Allaha Ha U Naxariistee Ganacsade Ibraahim Dheere oo Gugeeriyooday Jabouti.

Waxaanu Marxuunka illhay uga Baryay Inuu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo qoyskii, Eheladii,Qarabadii uu Ka Baxayna Samir iyo Iimaan Ka Siiyo

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN