Murashixii Jagada Madaxweyne Kuxigeenka Ucid oo is casilay.

Musharixii Jagada Madaxweyne Ku xigeen Xisbiga Ucid cabdirashiid Xassan Mataan ayaa sheegay in uu iska casilay Murashaxnimadii Xisbiga ucid iyo Waliba Xubinimadii Xisbigaasi, Waxaanu  sheegay in ay arrintaasi ku kaliftay ka dib markii Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali waraabe uu Afduubay xisbiga waa sidda uu hadalka u dhige, isla markan Murashax jaamal uu isaguna ka gaabiyey hawlihii Xisbiga.

wararkii U Dambeeyay Kala Soco Gabiley.Net