OGAYSIIS:Kulan Lagu Taageerayo Murashaxiinta Xisbiga Kulmiye ee Muuse Biixi iyo C/ramaan Saylici oo Ka Dhacaysa Brussels .

Waxa La Ogeysiinayaa Dhamaan Taadeerayaasha Xisbiga Kulmiye iyo Guudahaan Jaaliyada Somaliland ee Ku Dhaqan Wadanka Belgium iyo wadamada jaarka la’ah in Lagu qabadoona 5-12-205 Xarunta Midawga Yurub ee Brussels kulan Lagu Taageerayo Murashaxiinta Xibiga Kulmiya ee  Muuse Biixi iyo C/ramaan Saylici.