OGEYSIIS:Ha Moogaan Degmada Tower-Hamlets oo Aqoonsanaysa Somaliland.

Ha Moogaan Degmada Tower Hamlets ee ka tirsan Magaalada London oo aqoonsanaysa Somaliland maalinta Arbacada 18/11/15. Waxana hogaaminaysa Xildhibaan Aamina Ahmed Nirig oo ah Xildhibaanada ka soo baxaday Xaafadaas fadlan reer Uk qofkii wakhti hayaa ha ka soo qayb galo waxa kale oo ka soo qayb galay Qaar ka md ah Xukuumada Soomaaliland.

I want to share with you some news:
As a Councillor for Tower Hamlets I have got the Council to agree to recognise Somaliland. I will be presenting the motion on Wednesday 18th November at 7.30 at the Town Hall. There will be Ministers from Somaliland present to witness the process.
On Thursday 19th November there will be a celebration party from 6pm to 10.30pm in a venue in Tower Hamlets all welcome.

 

Mustafa Cabdi

E-Mail:mkanadiuk@yahoo.co.uk