Shirgudoonka shirka golaha dhexe ee Kulmiye daadihin doona oo la Doortey

Hargaysa(GNN)waxaa la doortay shirgudoonkii golaha dhexe ayaa loo doortey xubnihii hore u hogaaminjiray waa Jaamac Shabeel iyo labadiisii ku xigeen waxaa hada hadlaya muuse biixi waxaa ku xigta qudbadii madaxweynaha kedib waxaa si rasmiya loo dooranayaa musharixiinta xisbiga kulmiye u tartamaysa, madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka.

 

 

warkan oo Faahfaahsan mardhaw kala Soco Gabiley.Net