Shirkada Telesom Oo Adeegyo Casriya Qiimahood Hooseeyo Munaasibada Carwada Daraadeed Bulshada Usoo Bandhigtay +Sawiro.

Hargeisa(GNN) Iyadoo Maalintii Shanaad gashay carwo ganacsiyeeda somaliland Bussines Fair Ayaa maanta oo khamiis waxaa si laxaad leh ay shirkada isgaadhsiinta dhinaca telefoonada ee Telesom bulshada usoo bandhigtay adeegyo kala duwan oo qiimahoodana aad ay hoos ugu dhigtay bulshada kala duwan munaasibada carwada aawadeed, waxaana adeegyada kala duwan ee shacabku sida aadka ah uga faaiideysteen kamid ahaa adeeg dhinaca internentka iyo adeegyo kala oo aad qiimahooda ay hoos ugu dhigeen.
Waxaana shacabka kala duwan ee ku dhaqan caasimada hargeisa si xoog leh uga faaiideysanayeen qiime dhimistan alaabada casriga.
waxaana kamid ahaa sawirada shacabka iyo shaqaalaha shirkada oo u adeegayada kuwan.
DSC_1285

DSC_1284

DSC_1288

DSC_1287

DSC_1288
Si kastaba ha ahaatee Bandhiga carwada todobaad oo ay badiba ka qayb qaateen ganacsatada reer somaliland iyo ganacsato laga soo marti qaaday dalalka putland yeman iyo wadamo kale ayaa waxa shirkada telesom ay kamid ahayd shirkadaha sida laxaadka leh uga haqab tiray bulshadooda adeegyada kaladuwan islamarkaana ka dhexmuuqday ganacsatada kusoo bandhigayey carwadan heerkooda ganacsi.DSC_1286

DSC_1284

DSC_1282

DSC_1281

DSC_1279

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Cismaan Almis
Contactgabileynews@gmail.com