Wariyihii caanka ahaa Axmed Xassan Cawke oo geeriyooday

Alle ha u naxariistee waxa goordhawyd magaaladda Jigjiga ku geeriyooday marxuum Axmed Xasan Cawke oo ahaa wariye ka caana ahaa.

Dhammaan maamulka iyo shaqaalaha Gabiley.net waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday, marxuumkana in Ilaahay naxariistiisa jano siiyo. Aamin.