DAAWO:Wasiirka warshadaha ,Wasiir Ku Xigeenka Abniga iyo Badhasaabka G. Gabiley oo Xilkii u kala Wareejiyay Gudoomiyihii Hore ee Wajaale iyo Gudoomiyaha Cusub.

Wajaale(GNN)-Wasiirka Warshadaha ,Wasiir Ku Xigeenka Abniga Somalind iyo Badhasaabka Gobolka Gabiley ayaa Xilkii u,kala Wareejiyay Gudoomiyihii Hore ee Wajaale iyo Gudoomiyaha Cusub ee loo Soo Magacabay Dagmada Wajaale.

 

 

GABILEY.NET

GABILEY OFFICE