Bulshada Somaliland Oo Walaac Ka Qabta Sarrifka Lacagaha iyo Sixir Bararka

Hargeysa(GNN)- Qaar ka mid ah bulshada Hargeysa ku nool ayaa walaac xooggan ka muujiyay isbedeb bedelka lacagaha iyo sixir bararka. Dadweynaha ayaa sababta sixir bararka iyo sarrifka doolarka saldhigi la ee kor u socda ku macneeyay isticmaalka xad dhaafka ah ee Dollar, iyadoo mushaharka lagu bixiyo Dollar, Cashuurta dollar lagu ururiyo, biilasha lagu bixiyo dollar, sidoo kalena lacagaha telefonka lagu qaato la isticmaalayo lagana tagay shillinka Somaliland.

Dadweynaha ayaa inta badan soo jeedinaya in xukumadda iyo hay’addaha dawladda ee ay khuseeyaan sarrifka lacaguhu ay wax ka qabtaan sixir bararka islamarkaana laga shaqaysiiyo lacagta Somaliland oo aanu dadku isticmaalayn.

 

Log1