DAAWO: 14 Safiirada Somaliland ee Dunida oo saaka shir uga furmay Hargeysa

In ka badan 14 safiir oo ka kala yimi dunida dacaladeeda ayaa saaka shir uga furmay hotel Mansoor ee magaalada Hargysa ,kulanka safiirada ayaa qayb ka ah dardar galinta wasaarada amuuraha dibada oo uu dhawaan xilkeeda la wareegay Dr.Sacad cali Shire.
halkan ka Daawo.


Gabiley News Network