DAAWO: Bandhigii Buuga Bad-Macaan oo lagu soo ururiyay Suugaanta Abwaan Xasan Ganey.

Buug la magac baxay Bad macaan oo lagu soo ururiyay suugaanta Abwaanka caanka ah ee Xasan Ganay ayaa xalay lagu soo bandhigay Hotel Mansoor ee magalada Hargaysa waxana kasoo qayb galay madaxda ugu sareysa Xukuumada iyo Xisbiyada Qaranka .

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network