DAAWO: Dab qabsaday Mid ka mid ah Dhismayaasha ugu Dheer Dubai xili ay u diyaar garoobayeen Dabaaldaga sanadka Cusub.

Dab xoog badan ayaa ka qarxay dhisme dheer oo ku yaala magaalada Dubai ee Imaaratka Carabta,Dhismaha oo aan wax badan ka fogayn dabaqa dunida ugu dheer ee Burju Khaliifa ayaa saacada magalada Dubai markii ay ahayd 9:30 habeenimo dab wayni ka qarxay waxana laga daad gureeyay dadkii ku jiray .

Dawlada Imaratka aya sheegtay inaan cidina wax ku noqonin dhismaha ,dabka ayaa qabsaday in ka badan 20 dabaq oo kamid ah 63 dabaq oo dhismahani ka kooban yahay .

Dabka ayaa imka la damiyay waxana la sheegay in xafladii damaashaadku sideedii u dhici doonto .

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network