DAAWO Heesta ‘Dadnimada Aqoonso’ iyo Codkii Halaasiga ahaa ee Fanaaniintii Kuluc iyo Magool.

Waa Mid ka mida Heesaha Qaraamiga ah; Heesta waxa sameeyey Abwaan Dheeg oo ka tirsan Golaha Guurtiga somaliland waxana ku Luuqeeynayey Fanaaniitii Kuluc iyo Magool labadaba alle ha u naxariisto

Log1