DAAWO: In ka badan 70 arday oo shahaadada sare ee Master ta ka qaatay Jamacada Hargeysa iyo Madaxda u sareysa qaranka oo ka qayb galay.

In ka badan 70 arday ayaa saaka ka qalan jabiyay cilmiga xidhiidhka caalamiga ah iyo diblomaasiyada (Deplomasy and International relationship) oo ay ka qaateen shahaadada degreega labaad ee masterta .

xaflada qalan jabinta oo ka qabsoontay hoolka jaamacada ayaa waxa ka qayb galay madaxda sare ee xukuumada iyo xisbiyada qaranka .

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network