Daawo Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Bulshada Reer Gabiley ugu Baaqday Inay Cashuurta Ku Waajibtay iska soo Bixiyaan

Gabiley(GNN)Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Bulshada Reer Gabiley ugu Baaqday Inay Cashuurta iska
soo Bixiyaan Hadii Kale ay Dawlada Hoose Talaabo Ka Qaadi Doonto dadka aan cashuurta bixin masuuliyiintaasi oo uu horkacayo xoghaya fulin ta dawlada hoose ee gabiley iyo xubna kamida xildhibaanada gollaha deegaanka agaasimaha xafiiska cashuuraha masuuliyiintaaasi oosiwad jira warbaahinta ula hadlay Halkan kadaawo warbixintasi Oo Dhamaystiran

Gabiley.Net

Office Gbailey