DAAWO: Qiso Cajiib ah Madaxweyne Erdogan oo badbaadiyay nin dhalinyaro ah oo is dilayay.

Madaxweynaha wadanka Turkiga  Rajeb Dayib Erdogan ayaa maanta sameeyay arin cajiib ah ka dib markuu uu badbaadiyay nin dhalin yaro ah oo is dilayay.

ninkan dhalinyarada ah ayaa iska tuurayay biriij wayn oo ku yaala badhtamaha magaalada Ankara ee caasimada wadankaasi.waxaanu sheegay inuu biriijka iska tuuri doono hadii aanu madaxweynaha la kulmin.

Madaxweyne Erdogan ayaa markii uu kasoo baxay salaada Jimcaha arintii loo sheegay waxaanu dagdag u yimiday goobtii uu ninka dhalinyarada ahi joogay.

waxana sidaa ku badbaaday ninkii oo la kulmay madaxweynaha.

HALKAN KA DAAWO



Gabileynews Network