DAAWO:Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Kulan La Yeeshay 13kii Arday ee Itoobiya Ku Soo Bartay Hagista Diyaaradaha + SAWIRO.

Hargeisa (GNN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu saaka la kulmay, 13 ka mida Hawl Wadeenada Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland oo Aqoon muhiima Itoobiya ku soo bartay, Kulankaas oo aan goob-joob ka ahaa, Madaxweynuhu waxa uu dhalinyaradda ku dhiiri galiyey, ina Qarankooda sifo daacad-nimo ah ugu adeeegaan, Kulanka waxa sidoo kale goob-joog ka ahaa Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mahmoud Hashi Abdi Abdi, Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Osman Abdilahi Sahardiid Sahardiid iyo Afhayeenka Madaxweynaha Eng. Xuseen Dayr.

 Log11