DAAWO Suldaan Maxamed Cabdilqaadir: Xisbiga Ucid Wuxu Noqdey Xisbi Shaqsi Leeyahey, Jamaalna Waxba Uma Yaalaan.

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga Ucid , isagoo sheegey in xisbiga uu iska leeyahe gudoomiye faysal cali waraabe, jamaalna u sheegey inaan meesha waxba u ool.

Log11