DAAWO: Xildhibaanada Ree Somaliland oo Muqdisho lagu Bahdiley ,Shirkiina ka dhex muusanaabay markii waxba la waydiin waayay.

Halkan ka Daawo qaar kamid xildhibaanada kasoo jeeda Somaliland oo maanta shirkii wada tashiga ka dhex muusanaabay markii waxba la waydiin waayay loona sheegay inaanay matali karin shacabka Somaliland.

Gabiley.net