DAAWO:Golaha Deegaanka Gabiley Oo Ansixiyay Miisaniyada nadka 2016.

Gabiley(GNN) Golaha Deegaanka Dagmada Gabiley ayaa Maanta  Yeeshay Kalfadhigodii 11 Tobnad Ee Golaha Deegaanka Gabiley Kalfadhigasi Oo Ka Qabsomay Hoolka Shirarka Ee Dawlada Hoose Ee Gabiley Ayaa waxa kasoo Xaadiray 17 Munade

Waxayna Ku Ansixiyen Miisaniyada nadka 2016 Ee Golaha Deegaanka Gabiley Halkan Kaga Bogo Warbixintasi Oo Dhamaystiran

Gabiley.Net Office Gabiley